Sidee CapCut wax loogu edit gareeya

(1 customer review)

$0

Sidee CapCut wax loogu edit gareeya : Course-kan CapCut Af-Somali waa hagitaan dhamaystiran oo kaa caawinaya inaad noqoto video editor xirfad leh. Waxaad baran doontaa sida loo sameeyo videos professional ah oo ku habboon YouTube, TikTok, iyo social media.

Waxaan kuu sharaxeynaa step-by-step sida loo isticmaalo CapCut, laga bilaabo basic editing ilaa advanced effects, transitions, iyo color grading.

Course-ku waa mid practical ah—waxaad sameyn doontaa projects dhab ah si aad xirfad u hesho oo aad suuqa uga shaqeyso.

Category:

1 review for Sidee CapCut wax loogu edit gareeya

  1. Avatar

    Mohaa Yare

    run ahaan aad baad u mahadsan tihiin team cajaaib

Add a review

Your email address will not be published. Required fields are marked *