About Course
Course-kan Photoshop Af-Somali waa hagitaan dhamaystiran oo kaa caawinaya inaad noqoto graphic designer xirfad leh. Waxaad ka bilaabaysaa basics ilaa advanced adigoo baranaya sida loo sameeyo designs casri ah oo lacag lagu kasban karo.
Waxaad baran doontaa sida loo isticmaalo tools-ka muhiimka ah, sida loo edit-gareeyo sawirada, iyo sida loo sameeyo thumbnails YouTube, logos, posters iyo social media designs.
Course-ku waa mid practical ah, macnaheedu waa waxaad si toos ah u sameyn doontaa projects kaa caawinaya inaad xirfad dhab ah hesho.
Course Content
About Course
Casharka 1aad
24:12casharka 2aad
18:12Casharka 3aad
11:52Casharka 4aad
16:38Casharka 5aad
21:01Casharka 6aad
14:44casharka 7aad
12:53Casharka 8aad
14:42Casharka 9aad
14:02Casharka 10aad
16:34Casharka 11aad
11:17Casharka 12aad
casharka 13aad
10:44Casharka 14aad
15:02Casharka 15aad
07:34
Student Ratings & Reviews
No Review Yet
